Sawirro:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Ridday Rag Ka Tirsan Daacish

0
435

Maxkamadda Derejada koobaad ee Dalka ayaa Maanta xukuntay eedeysanayaal ka tirsanaa Kooxda Daacish kuwaas oo kala ah. Mahad Max’ud Cabdi oo Magacyadiisa Af-garashada yihiin (Abtidoon, Abuu-yaasiin) iyo Max’ed Daa’uud Daahir Warsame  oo isagana loo yaqaanno  (Dr,raage)  ayaa loo heystaa in ay ka mid ahaayeen hor-joogayaasha kooxda Daacish. Mahad Max’ud Cabdi  ayaa isaga dadaal ugu jiray […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Ridday Rag Ka Tirsan Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.