Sawirro:-MD Farmaajo oo faray Baarlamaanka in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

0
129

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka geystay u ololeynta xuquuqda dadka naafada ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Qaran ee Naafada oo ay dhawaan ansixiyeen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-MD Farmaajo oo faray Baarlamaanka in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.