Sawirro:-Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare oo loo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle

0
48

Wararka aan Caawa ka heleyno Magalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ay Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare. Wariyeyaal ku sugan Jowhar ayaa waxa ay sheegeen in Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyey Madaxweyne Waare ay gaarayaan ilaa 57 mudane,isla markaana laga aqbalay. Guddoomiyaha baarlamaanka hir-Shabeelle Cusmaan […]




SOURCE: Sawirro:-Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare oo loo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.