Sawirro:-Mucaaradka iyo xukuumadda Itoobiya oo shir u furmay

0
61

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya maanta ka furmay shir ay leeyihiin mucaaradka iyo xukuumadda, waxaana looga hadlaya arrimaha ku saabsan doorashada 2020-ka ee dalkaasi ka dhici doonto. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo kulanka soo qabanqaabiyay ayaa sheegay in kulanka ay uga hadlayaan sidii doorashada caddaalad ah, xor iyo nabad ah u dhici […]




SOURCE: Sawirro:-Mucaaradka iyo xukuumadda Itoobiya oo shir u furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.