Sawirro:-Munaasabad lagu xusayay Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
61

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu qabtay munaasabad loogu dabbal degayo maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November. Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, gudoomiyaha arimaha bulshada baarlamaanka xildhibaan Cali jowhar gudoomiye ku xigeenka jaamacadda Ummadda lataliyaha wasaaradda agaasimayaal ,madaxa imtixaanaad dowladda soomaliya macalimiin […]




SOURCE: Sawirro:-Munaasabad lagu xusayay Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.