Sawirro:-Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo soo bandhigay qorshihiisa Siyaasadeed

0
166

Siciid Cabdulaahi Deni oo ah Musharax Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Xarunta Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Magalada Garoowe waxa uu kusoo bandhigay hankiisa Siyaasadeed iyo Barnaamijkiisa musharaxnimo. Khudbad uu ka jeediyay Xarunta Jaamacadda ayaa waxaa ku sugnaa dadweyne farabadan,Aqoonyano,Nabadoono iyo Xildhibaano iyo Qurba joog u yimid inay ka qeyb qaataan Barnaamijka siyaasadeed ee Musharrax madaxweyne […]




SOURCE: Sawirro:-Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo soo bandhigay qorshihiisa Siyaasadeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.