Sawirro:-Musharixiinta Puntland oo Madaxweyne ku xigeenka ku taageeray Guddigii uu Magacabay

0
501

War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa waxa ay ku taageereen Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Musharixiinta ayaa waxaa ay Warsaxaafadeedkooda ku sheegeen inay taageerayaan Guddigaas,hayeeshee ay ka soo horjeedaan guddigii uu shalay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Cali Gaas Magacaabay. Waxa ay sheegeen […]




SOURCE: Sawirro:-Musharixiinta Puntland oo Madaxweyne ku xigeenka ku taageeray Guddigii uu Magacabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.