Sawirro:-Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dhex dilay goobtiisa Ganacsi dalka K/Afrika

0
77

Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay dalka Koonfur Afrika waxa ay ku dishay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada dalkaasi. Muwaadinka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Hilaal Xersi Jaamac,waxaana kooxaha Burcad ah ay ugu tagen goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Xaafad lagu Magacaabo Hanover Park oo hoos timaadda Magaalada Cape Town. Kooxihii burcada […]




SOURCE: Sawirro:-Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dhex dilay goobtiisa Ganacsi dalka K/Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.