Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay Nin kasoo goostay Al-Shabaab

0
94

Taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka NISA ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxa uu soo bandhigay Askari ka tirsanaa Al-shabaab oo iyaga isku soo dhiibay. Askariga Al-shabaab ka soo goostay ee isku soo dhiibay Ciidamada NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Xasan Cabdalla,waxaana Al-shabaab ay u yaqaaneen Cali Muhaajir. Cali Xasan […]




SOURCE: Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay Nin kasoo goostay Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.