Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay rag ka tirsanaa Al-Shabaab

0
124

Taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa Gelinkii dambe Maanta magaalada Kismaayo waxa ay ku soo bandhigeen 12 dhallinyaro oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Nabadsugida Jubbaland oo ku sugnaa Goobta raggaasi lagu soo bandhigayey ayaa waxa ay sheegeen in ay Ciidamada isku-soo dhiibaan 12 kaas […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay rag ka tirsanaa Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.