Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay waxyaabaha qarxa & Sarkaal loogu xirey Garigiisa

0
524

Ciidanka Nabad-sugida Jubbaland ayaa Maanta waxa ay shaaciyeen in ay kahor-tageen qarax Miino oo loogu xiray Sarkaal ka tirsana Ciidamadooda gaari uu watey. Nabadsugida Jubbaland ayaa soo bandhigtay Gaariga iyo Sarkaalkii watay iyo Miino nooca dhajiska loo yaqaano oo gaariga laga soo furay,in kastoo aysan soo bandhigin dad loo soo qabtay falkaas. Saraakiil ka tirsan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay waxyaabaha qarxa & Sarkaal loogu xirey Garigiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.