Sawirro:-Nadiifin lagu bilaabay Xarun uu qarax ka dhacay Muqdisho

0
111

Boqolaal ka mid ah Dhalinyarada ku nool Gobolkan Banaadir ayaa Maanta waxa ay tageen Xarunta Maamulka degmada Howl-Wadaag halkaas oo shalay lagu weeraray qaarx ismiidaamin ah. Dhalinyarada ayaa bilaabey ol ole nadaafadeed oo ay ka sameeyeen xarunta degmada howl-Wadaag iyo Dugsi Qur’aan iyo Masjid ku bur buray qaraxii shalay ee Xarunta degmada howl-Wadaag. Qaar ka […]




SOURCE: Sawirro:-Nadiifin lagu bilaabay Xarun uu qarax ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.