Sawirro:-Nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Gobolka oo la isku xirayo

0
104

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Maamulka, si meesha looga saaro dadka labada dhinac mushaarka ka qaata. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir […]




SOURCE: Sawirro:-Nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Gobolka oo la isku xirayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.