Sawirro:-Nin ka ganacsan jiray Hilibka Bisadaha oo Gacanta lagu dhigay

0
108

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Nakuru ee dalka Kenya ayaa si caro leh u baacsaday nin la sheegay inuu gowrici rijay basadaha sii uu uga ganacsado. Waxayna markaasi ku arkeen isagoo maqaarka kaga bixinaya bisaad goob fagaare ah. Waxaana markii dambe badbaadiyay booliska deegaanka oo gacanta ku dhigay ninkan ka ganacsado hilibka bisadaha. Ninkan oo lagu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Nin ka ganacsan jiray Hilibka Bisadaha oo Gacanta lagu dhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.