Sawirro:-Nin mindi ku weerar Dad saarnaa Bas Magaalo ku taalla Jarmalka

0
363

Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo 2 ka mid ah ay aad u liitaan,ka hor intii aysan boolisku xirin. Booliska Schelswig-Holstein ayaa sheegay in cidna aan lagu dilin shilkaas,waxayna xaqiijiyeen in ninkaas ay gacanta ku hayaan. Wax faahfaahin ah ma aysan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Nin mindi ku weerar Dad saarnaa Bas Magaalo ku taalla Jarmalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.