Maxamed Xasan Muumin oo ka mid ah Odayaasha Nabadda ee ku nool magaalladda Wajeer ee W/bari Kenya ayaa sheegay inuu doonayo inuu mar kale la kulmo Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Barack Obama oo haatan booqasho ku jooga Kenya. Oday Nabadeedkaasi oo Wareysi Khaas ah siiyey Wargeyska maalinlaha ee NATION ee ka soo baxa magaalladda Nairobi […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Oday Soomaalia ah oo markale raadinaya la kulanka Madaxweynihii hore ee Mareykanka