Sawirro:-Puntland oo bilaawday qorsho ay kaga hortageyso qaxootiga Itoobiyaanka

0
407

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bari ee Puntland iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kulan ku yeeshay magaalada Boosaaso waxaana ay kaga arrinsadeen waxa laga yeelayo Qaxootiga Itoobiyaanka ah ee Boosaaso gelaya. Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bari ee Puntland iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kulan ay ku yeesheen Boosaaso waxa ay kaga hadleen sidii loga hortegi lahaa qaxootiga Itoobiyaanka eek u […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Puntland oo bilaawday qorsho ay kaga hortageyso qaxootiga Itoobiyaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.