Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Puntland uu halkaasi geeyey Ciidamo farabadan maadaama ay halkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal. Waxaa weli Tukaraq ay isku-horfadhiya Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland oo dhowr jeer horay u dagaalamay. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadaas ay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro-:Puntland oo Ciidamo dheeraad ah geysay deegaanka Tukaraq