Sawirro:-Puntland oo xirtay Wariye facebook ku taageeray Dowladda kana soo horjeestay Shirka Kismaayo

0
57

Wariyaha la xiray ayaa waxaa lagu Magacaabaa Maxamed  Darwiish,waxaana Maanta Baraha Bulshada uu ku soo bandhigay Sawiro iyo qoraal uu kaga soo horjeedo Shirka Madaxda Dowlad  Goboleedyada ee ka socda Magaalada Kismaayo, isla markaana uu taageeray  Dowlada Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Puntland ayaa Wariyeyaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe waxa ay u sheegeen in […]




SOURCE: Sawirro:-Puntland oo xirtay Wariye facebook ku taageeray Dowladda kana soo horjeestay Shirka Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.