Sawirro:-Qaar ka mid ah madaxda Dowlad goboleedyada oo gaarey Kismaayo

0
69

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa goordhow gaaray Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hir-Shabeelle,iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Garoonka Diyaaradaha Magalada kismaayo waxaa ku soo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo mas’uuliyiin kale. Xarunta Madaxtooyada ayaa goordhow la geeyey,waxana Madaxda maamul Goboleedyada Maalinta berito ah oo Isniin ah uu […]




SOURCE: Sawirro:-Qaar ka mid ah madaxda Dowlad goboleedyada oo gaarey Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.