Sawirro:-Qaar kamid ah Golaha Wasiiradda Puntland oo la Dhaariyey

0
366

Qaar Kamid ah Golaha Xukuumadda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Wasiirada Cusub ee saaka la dhaariyey ayaa waxaa ay kala ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Maxamed Cabdi Cismaan(Majiino), Wasiir ku-xigeenka Wasaardda Cadaaladda Dr. Maxamed Cali Faarax, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada Iyo […]




SOURCE: Sawirro:-Qaar kamid ah Golaha Wasiiradda Puntland oo la Dhaariyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.