Sawirro:-Qalab ay soo saartay Warshada Ciidanka Asluubta oo Maanta la wareejiyey

0
633

Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka iyo Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ka guddoomay qalab xafiiseed loogu talagalay inuu ku shaqeeyo Golaha Murtida iyo Wacyigalinta ee (National Theatre) qalabkaas oo sameyntiisa uu hore u amray Madaxeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomalaiyeed S/gud Bashiir Maxamed jaamac ayaa sheegay in qalabkan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Qalab ay soo saartay Warshada Ciidanka Asluubta oo Maanta la wareejiyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.