Saacado kadib markii dowladda Itoobiya ay xurriyadiisa ay siisay Cabdi Kariin Qalbi Dhagax ayaa waxaa uu u damaashaad tegay Baararka Waaweyn ee ku yaalla Magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Isaga iyo qaar ka mid ah Eheladiisa ayaa la arkayey Sawiro laga soo qaaday iyaga oo farxadi ay ka muuqato in ay ku shaahayeen Baarka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Qalbi Dhagax iyo Eheladiisa oo lagu arkay Baar ku yaalla Itoobiya