Sawirro:-Qodobo ka soo baxay kulan xasaasi ah oo lagu qabtay degmada Doolow

0
387

Duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loog hadlayey Amniga Gobolka Gedo,la dib markii maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen falal lidi ku ah dhinaca Amniga. Kulanka ayaa waxaa ka  qayb galaya Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Gobolka gedo,Gudoomiye yaasha Degmooyinka Luuq,Doolow Iyo balad xaawo,taliyaha Hay’ada Nabadsugida Iyo sirdoonka Jubaland qaybta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Qodobo ka soo baxay kulan xasaasi ah oo lagu qabtay degmada Doolow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.