Sawirro:-Qodobo ka soo baxay Shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

0
93

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay Degmada Yaaqshiid. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyey qorshaha Maamulka Gobolka Banaadir ee ku aaddan daadejinta maamulka iyo xoojinta wada shaqeynta degmooyinka. Eng.Yarisow ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu joogtayn doono ku […]




SOURCE: Sawirro:-Qodobo ka soo baxay Shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.