Sawirro:-Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii Wasaaradaha Xuukuumadda oo bilaawday

0
153

Ku-simaha ra’iisul wasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah-furay qorshaha fulinta ballan qaadyadii wasaaraduhu la galeen ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre. Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii wasaaradaha ayuu ku-simaha ra’iisul wasaaruhu ka billaabay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada oo horay ra’iisul wasaare Khayre kula ballantay in […]




SOURCE: Sawirro:-Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii Wasaaradaha Xuukuumadda oo bilaawday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.