Sawirro:-Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad oo laga daahfuray Muqdisho

0
96

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad oo lagu qabtay Xarunta D/Hoose ee Muqdisho, si maamulka Gobolka Banaadir ugu darsardo wixii talo iyo tusaale ah. Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegaay in maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar ah siinayo qorshaha horumarinta Qaranka, […]




SOURCE: Sawirro:-Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad oo laga daahfuray Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.