|

Sawirro: Rabashado Jigjiga ka billowday iyo rasaas xooggan oo laga maqlayo

Jigjiga (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada jigjiga ayaa sheegaya in rabshado ay ka bilowdeen magaalada Jigjiga, waxaana xaafadaha qaar laga maqlay rasaas dhaceysa.Wararka ayaa sheegaya in qaar kamid ah dadka kasoo jeeda Qowmiyadda Amxaarada ay xireen waddooyinka qaar ee magaalada,waxaana joogsaday dhaqdhaqaaqii ganacsiga iyo gaadiidka dadweynaha.Wararka ayaa sheegaya in qowmiyadda amxaaradda ay ka caroodeen gaadiid ay lahaayeen iyo goobaha ay ku cibaadeystaan oo waxyeelo la gaarsiiyay.Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka magaalada Jigjiga, xaalada ayaana caawa u muuqata mid qasan. La soco waxii kasoo kordhaa Insha allah.Caasimada Online Xafiiska Jigjiga Caasimada@live.com




SOURCE: Sawirro: Rabashado Jigjiga ka billowday iyo rasaas xooggan oo laga maqlayo

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application