Sawirro:-Rabshado ka bilaawday Magalada Jigjiga iyo rasaas laga maqlayo

0
119

Wararka naga soo gaaraya Magalada jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi ka bilaawdeen rabshado,sidoo kalena la maqlayo rasaas xoogan. Qaar ka mid ah dadka kasoo jeeda Qowmiyada Amxaarada ayaa la sheegay in wadooyinka qaar ee Magalada jigjiga ay xireen,isla markaana Goobaha Ganacsiga iyo Gaadiidka intaba ay istaageen. Wararka aan […]




SOURCE: Sawirro:-Rabshado ka bilaawday Magalada Jigjiga iyo rasaas laga maqlayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.