Sawirro:-Ra’iisul Wasaaare Ku-xigeenka Dalka oo u dhoofay Dalka Jordan

0
75

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta u dhoofay dalka Jordan oo uu uga qayb galayo shir ay leeyihiin madaxda wadamada Carabta oo looga hadlayo Is-bedelka Cimillada adduunka iyo deegaanka. Shirkaan oo diiradda lagu saarayo hanaanka wadamada Carabtu isaga iskaashanayaan hagaajinta deegaanka iyo arrimaha la xariira is-bedelka cimilada […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaaare Ku-xigeenka Dalka oo u dhoofay Dalka Jordan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.