Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Kheyre oo kormeeray habsami u socodka Barnaamijka Is-xilqaan

0
86

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya,Mudane,  Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta kormeeray goobaha uu haatan ka socda ololaha barnaamijka is-xilqaan ee Gobolka Banaadir. Mudane , Kheyre oo u kuurgalayay sida uu u socdo ololaha nadaafadeed ee is-xilqaan ayaa tagay Shanta Waax ee Degmada Warta Nabadda, isagoo aad u bogaadiyay sida waddaniyadda leh ee ay maamulka iyo […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Kheyre oo kormeeray habsami u socodka Barnaamijka Is-xilqaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.