Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka ruwanda ayaa Caawa Caasimada dalkaas ee Kigali waxa uu kula kulmay dhigiisa dalka Ruwanda Edouard Ngirente iyo Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada. Kulanka labada Ra’iisul Wasaare waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya, Masuuliyiin ka tirsan […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Caawa la kulmay dhigiisa dalka Ruwanda