Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeer kedis ah Galabta sameeyay+Sawirro

0
364

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami u socodka hawlaha loogu adeegayo bulshada Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha ayaa guddoomiyay kulan lagu qabtay xarunta wasaaradda maaliyadda oo looga hadlayay horumairnta hannaanka maaliyadda dalka,kaas oo ay ka qayb galeen wasiirka, wasiir […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeer kedis ah Galabta sameeyay+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.