Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha

0
80

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, hawlaha guud, beeraha, xannaanada xoolaha iyo ganacsiga. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa xarumaha wasaaradaha uu booqday kulamo kula qaatay wasiirrada iyo wasiir ku-xigeennada, waxa uuna wasiir waliba ka xog-waraystay qorshayaashii u degsanaa iyo wixii […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.