Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan yeeshay

0
109

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo shalay Kenya ku tegay booqasho rasmi ah ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madaxwaynaha dalkaas, Uhuru Kenyatta. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa ka wada hadlay adkaynta xariirka soo jireenka ah ee labada dawladood iyo iskaashiga dagaalka ka dhanka […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan yeeshay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.