Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo amar siiyey Maamulka Bankiga Dhexe

0
97

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqday Dugsiga tababarka Ciidamada ee Janeraal Dhagabadan ee duleedka Galbeed ee magaalada Muqdisho oo uu ka soconayay diiwaan gelinta Ciidanka xoogga ee nidaamka casriga ah ee Biomitric-ga oo sahlaya in xogta askarta loo keydiyo si nidaamsan, si ay xuquudooda u helaan si fudud. […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo amar siiyey Maamulka Bankiga Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.