Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guddoomiyay Shirka siyaasadda loo dhanyahay

0
114

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019. Kulanka oo qayb ka ahaa kulamo xariir ah oo Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayay afarta tubood ee lagu jaan joogay shaqo maalmeedka dawladda ayaa ujeedadiisa ugu wayn […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guddoomiyay Shirka siyaasadda loo dhanyahay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.