Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay aaska Hooyadda dhashay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

0
101

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan oo ah Hooyadda dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh. Sidoo kale waxaa Goob Joog ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay aaska Hooyadda dhashay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.