Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer ku tegay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

0
80

Ra’iisl wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Maamulka Gobalka Banaadir, wuxuuna kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Maamulka gobalka oo uu hoggaaminayo Duqa magaalada Muqdisho. Kullanka oo uu shirguddoomiyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa looga hadlay Hirgelinta qorshaha Horumarinta Caasimadda Muqdisho,sugida Amniga iyo dardar gelinta adeegyada Bulshada ee uu […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer ku tegay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.