Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

0
52

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Ra’iisul Wasaare Khayre iyo madaxweyihii hore ee dalka ayaa iska xog-waraystay xaaladda dalka, intaa kadib ayaa ra’iisul wasaauhu waxa uu madaxwaynihii hore geeyay waaxyada kala duwan xafiiska ra’iisul Wasaaraha oo dib u habayn ballaaran ay […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.