Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Shir muhiim ah ka furay Muqdisho

0
398

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa Maanta daahfuray Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka (National Economic Policy Forum) Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galaya Xubnaha Guddiga Dhaqaalaha Qaranka,Ururada,Bulshada rayidka ah iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa raja wanaagsan ka […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Shir muhiim ah ka furay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.