Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dalka Jordan uga qayb galay shir madaxeedka wadamada Carabta oo looga hadlay is-bedelka cimillada adduunka iyo deegaanka. Shirkaan oo looga dooday hanaanka wadamada Carabtu isaga iskaashanayaan hagaajinta deegaanka iyo arrimaha la xariira is-bedelka cimilada aduunyada ayaa waxaa kasoo qayb gelay hey’adaha caalamka […]
SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Shir uga qeyb galay dala Jordan