Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya dalka Jordan

0
74

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero argagaxisada uga qayb gelayaan dalka Jordan, ayaa lagu soo dhaweeyaya caasimadda dalkaas ee Amman. Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan boqortooyada Jordan ayaa si heer sare ah usoo dhaweeyay ra’iisul […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya dalka Jordan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.