Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Sagootiyay Amb. David Concar

0
368

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya. Safiirka xilli hawleedkiisu dhammaaday ee Ingiriiska u qaabishanaa Soomaaliya, David Concar, ayaa Ra’iisul Wasaare Khayre iyo guud ahaan madaxda dalka uga mahadceliyay hannaanka wanaagsan ee ay ula […]




SOURCE: Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Sagootiyay Amb. David Concar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.