Sawirro:-Roobow “Al-Shabaab iyo Qabaa’ilada Wadooyinka KG xirtay waa idinka hor wareejinayaa hadaad i doorataan”

0
47

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo weli ku guda jira ololihiisa doorashada ayaa Maanta munaasabad uu ku soo bandhigay waxaa uu ku qabtay mid ka mid ah hotelada ku yaalla Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Munaasabada ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed,Siyaasiyiin, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee […]




SOURCE: Sawirro:-Roobow “Al-Shabaab iyo Qabaa’ilada Wadooyinka KG xirtay waa idinka hor wareejinayaa hadaad i doorataan”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.