Sawirro:-RW Khayre oo warbixino ka dhegeystay guddiyada Dastuurka ee labada Aqal

0
312

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka iyo wasiirka arrimaha dastuurka. Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka, ayaa ra’iisul wasaaare Xasan […]




SOURCE: Sawirro:-RW Khayre oo warbixino ka dhegeystay guddiyada Dastuurka ee labada Aqal

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.