Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Kheyre oo ay wehlinayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey) ayaa waxa ay isbitaalka ku booqdeen Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Booroow) oo xalay ku dhaawacmay qarax loogu xeray gaarigiisa. Booqashada ayaa waxaa sidoo kale ku wehlinayey labada golle […]
SOURCE: Sawirro:-RW Kheyre & Guddoomiye Mursal oo booqday dhaawaca Xildhibaan Boorow