Sawirro:-RW Kheyre oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
327

Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska guud ee Ciidanka Booliska, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Saraakiil ka tirsan Ciidankaasi. R/wasaare Kheyre oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow, ayaa kulan looga hadlayey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-RW Kheyre oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.