Sawirro:-RW Kheyre oo qaabilay Safiirka Hindiya u Qaabilsan Soomaaliya

0
286

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay. Waxayna ka wada hadlayn xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqayn karaan labada dawladood. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo safiirka Hindiya ee qaabilsan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-RW Kheyre oo qaabilay Safiirka Hindiya u Qaabilsan Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.