Sawirro:-RW Kheyre oo Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan Qof Masjidka Isbaheysiga

0
466

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho. Mudane  Xasan Cali Khayre ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho. Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-RW Kheyre oo Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan Qof Masjidka Isbaheysiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.